Daawo Sawirro laga soo qaaday Qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Wasaarada Amniga iyo Gudaha

Waxaa maanta dagaalyahano katirsan Al Shabaab qaraxyo  ismiidaamin iyo weerar toos ah ku qaadeen Xarunta Oto Oto ay degan yihiin Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Xukuumada Soomaaliya. Weerarka ayaa ku bilowday qarax gaari laga so buuxiyay oo lagu dhuftay koontaroolka Sayidka oo ah halka laga galo xarunta Oto Oto, waxaana qaraxa kadib xaruntaasi galay dagaalyahano … Continue reading Daawo Sawirro laga soo qaaday Qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Wasaarada Amniga iyo Gudaha